Qaamuuska Asalka
kaydi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax kayd ahaan meel u dhigid.
Erayo la-mid ah
kaydCunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama…kayd-ayoonayn(kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado …kayd-faraq(fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab l…kayd-hayeQof wax kayd ah haya.kaydsanWax la kaydiyey ahaansho.kaydsanaanld kaydsa- naansho.kaydsanaansho/dh ld kaydsanaan.kaydsashold kaydsad, kaydsi.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
