Qaamuuska Asalka
kayd-faraq
(-dad ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab laba barood oo mareeg danab ka mid ah dhexdooda. Halbeegga Caalamiga ee keyd faraqu waa foolt (V). V = W/Q.
Erayo la-mid ah
kaydCunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama…kayd-ayoonayn(kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado …kayd-hayeQof wax kayd ah haya.kaydiWax kayd ahaan meel u dhigid.kaydsanWax la kaydiyey ahaansho.kaydsanaanld kaydsa- naansho.kaydsanaansho/dh ld kaydsanaan.kaydsashold kaydsad, kaydsi.

