Qaamuuska Asalka
kalsoonaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld kalsoonaan.
Erayo la-mid ah
kalsaarHaan weyn oo marka la rarayo horay la marinayo; horaad.kalsamaanld kalsamaansho, kalsami.kalsamaansho/dh ld kalsamaan.kalsamiDaacadnimo iyo uurfayoobi wax loo hayo. ld kalsamaan.kalsanWax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.kalshiyam-side(jool.) K. ah: wax uu ku jiro saami weyn oo kaalshiyam kaarb…kalsoonKu k.: aan dareen ka qabin ama aaminsan ahaansho.kalsoonaanld kalsoonaansho, kalsooni.

