Qaamuuska Asalka
kalshiyam-side
(-dayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) K. ah: wax uu ku jiro saami weyn oo kaalshiyam kaarboonayt ah; badanaa, waxaa lagu istcmalaa dhadhaabaha iyo ciidda.
Erayo la-mid ah
kalsaarHaan weyn oo marka la rarayo horay la marinayo; horaad.kalsamaanld kalsamaansho, kalsami.kalsamaansho/dh ld kalsamaan.kalsamiDaacadnimo iyo uurfayoobi wax loo hayo. ld kalsamaan.kalsanWax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.kalsoonKu k.: aan dareen ka qabin ama aaminsan ahaansho.kalsoonaanld kalsoonaansho, kalsooni.kalsoonaansho/dh ld kalsoonaan.

