Qaamuuska Asalka
kalsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.
Erayo la-mid ah
kalsaarHaan weyn oo marka la rarayo horay la marinayo; horaad.kalsamaanld kalsamaansho, kalsami.kalsamaansho/dh ld kalsamaan.kalsamiDaacadnimo iyo uurfayoobi wax loo hayo. ld kalsamaan.kalshiyam-side(jool.) K. ah: wax uu ku jiro saami weyn oo kaalshiyam kaarb…kalsoonKu k.: aan dareen ka qabin ama aaminsan ahaansho.kalsoonaanld kalsoonaansho, kalsooni.kalsoonaansho/dh ld kalsoonaan.

