Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kacso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.

Erayo la-mid ah

kacsanWax aan degganeyn ahaansho.kacsanaanld kacsa- naansho.kacsanaansho/dh ld kacsanaan.kacsashold kacsad, kacsi.kacsiDareenka rabidda galmo. ld kac- sasho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms