Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kacsi

MagacLafdheeri

Macnaha

Dareenka rabidda galmo. ld kac- sasho.

Erayo la-mid ah

kacsanWax aan degganeyn ahaansho.kacsanaanld kacsa- naansho.kacsanaansho/dh ld kacsanaan.kacsashold kacsad, kacsi.kacso1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms