Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kacsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Wax aan degganeyn ahaansho.

Erayo la-mid ah

kacsanaanld kacsa- naansho.kacsanaansho/dh ld kacsanaan.kacsashold kacsad, kacsi.kacsiDareenka rabidda galmo. ld kac- sasho.kacso1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms