Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

k

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.

Erayo la-mid ah

kaMagacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow la…ka² h (nax) Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa ama hortiis…kaQodob magaca lab dib loogu qodbo si looga dhigo wax cayiman.…kabuuxo oo ka sameysma halbawlayasha jirka, waxaana keena xidi…ka-faa'iideyste(daaw.) Jeermiyo ka-faa'iideysta xaalad bukaan oo difaaca ji…ka-goysKa-g. ah: weyl, nirig iwm oo naaska hooyadood ka go'ay.kaaMagacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. …kaabWax xoojin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms