Qaamuuska Asalka
kaa
Magacdhmly
Macnaha
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
Erayo la-mid ah
kaabWax xoojin.kaabad1. Dhismo yar oo dhulka ka kacsan. 2. Buundo.kaabi1. Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo. 2. (fk) M…kaabsulXuub qira yar oo daawo buda ahi ku jirto oo afka laga qaato.…kaabulQof ciidanka qalabka sida ka tirsan oo laba alif leh.kaad1. Irridda aqalka xaggiisa gudaha. 2. Labada udub oo aqalka …kaadHabeen aan dhaxani jirin.kaadarQof loo diyaariyey maamul ama hoggaan siyaasadeed. ld kaadir…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
