Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ka

(kuwa, w)
MagactiLafdheeri

Macnaha

Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Ka yimid waa Cali”. ld kan².

Erayo la-mid ah

ka-faa'iideyste(daaw.) Jeermiyo ka-faa'iideysta xaalad bukaan oo difaaca ji…ka-goysKa-g. ah: weyl, nirig iwm oo naaska hooyadood ka go'ay.kaaMagacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. …kaabWax xoojin.kaabad1. Dhismo yar oo dhulka ka kacsan. 2. Buundo.kaabi1. Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo. 2. (fk) M…kaabsulXuub qira yar oo daawo buda ahi ku jirto oo afka laga qaato.…kaabulQof ciidanka qalabka sida ka tirsan oo laba alif leh.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms