Erayo la-mid ah
jilbadSiyaakhad qalin ka samaysan oo haweenku qoorta ku xirtaan.jilbajabsanWax jilba jabsaday ahaansho (qof).jilbajabsanaanld jilbajabsanansho.jilbajabsashold jilbajabsad, jilbajabsi.jilbajabsoQof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.jilbajoogIstaagga jilbaha lagu istaago.jilbajoogCid jilbo isku taagid.jilbajoogsashold jilbajoogsad, jilbajoogsi.

