Qaamuuska Asalka
jilbajabso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Qof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.
Erayo la-mid ah
jilbadSiyaakhad qalin ka samaysan oo haweenku qoorta ku xirtaan.jilbajabsanWax jilba jabsaday ahaansho (qof).jilbajabsanaanld jilbajabsanansho.jilbajabsashold jilbajabsad, jilbajabsi.jilbajoogIstaagga jilbaha lagu istaago.jilbajoogCid jilbo isku taagid.jilbajoogsashold jilbajoogsad, jilbajoogsi.jilbajoogsoQof jilba ku istaagid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
