Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jilbajoog

MagacLafdheeri

Macnaha

Istaagga jilbaha lagu istaago.

Erayo la-mid ah

jilbadSiyaakhad qalin ka samaysan oo haweenku qoorta ku xirtaan.jilbajabsanWax jilba jabsaday ahaansho (qof).jilbajabsanaanld jilbajabsanansho.jilbajabsashold jilbajabsad, jilbajabsi.jilbajabsoQof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.jilbajoogsashold jilbajoogsad, jilbajoogsi.jilbajoogsoQof jilba ku istaagid.jilbajoojiCid jilbaha ku istaajin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms