Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jiifso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Shay taagnaa dhinac u dhigasho. 2. (f.mg) Hurdo seexasho.

Erayo la-mid ah

jiif1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2…jiifSi loo nasto dhinaca dhulka dhigid.jiifaaDugaagga yaryar nooc ka mid ah, dhurwaaga ka yar oo ariga la…jiifi1. Cid meel seexin. 2. Shay dhinac meel u dhigid.jiifidld jiif¹ (3).jiifsashold jiifsad.jiiftoNooc maansada ka mid ah oo badanaa lagu tiriyo qasaa'idka di…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms