Qaamuuska Asalka
jiifaa
(-aayo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dugaagga yaryar nooc ka mid ah, dhurwaaga ka yar oo ariga laaya; guduudane.
Erayo la-mid ah
jiif1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2…jiifSi loo nasto dhinaca dhulka dhigid.jiifi1. Cid meel seexin. 2. Shay dhinac meel u dhigid.jiifidld jiif¹ (3).jiifsashold jiifsad.jiifso/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Shay taagnaa dhinac u dhigash…jiiftoNooc maansada ka mid ah oo badanaa lagu tiriyo qasaa'idka di…

