Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jiif

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.

Erayo la-mid ah

jiifaaDugaagga yaryar nooc ka mid ah, dhurwaaga ka yar oo ariga la…jiifi1. Cid meel seexin. 2. Shay dhinac meel u dhigid.jiifidld jiif¹ (3).jiifsashold jiifsad.jiifso/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Shay taagnaa dhinac u dhigash…jiiftoNooc maansada ka mid ah oo badanaa lagu tiriyo qasaa'idka di…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms