Qaamuuska Asalka
jiido
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.fal.) Shanta gobol ama jiidood ee dhulka marmarka qaarkood loo qeybiyo. Waa meelaha ku dhex jira goobaha Artik iyo goobaha Antaartik, oo sida ay kala horreeyaan loo yaqaan jiid baradeedka woqooyi koonfur; meelaha u dhexeeya goobada artik iyo kulaalaha wqooyi, iyo goobada Antaartik iyo kulaalaha koonfureed waxa loo yaqaan sida ay u kala horeeyaan jiidda dhexe; reelaha labaa dhinac ee dhulbadhaha ee u dhexeeya kulaalaha woqooyi iyo kulaalaha koonfureed, waxa loo yaqaan jiidda kulul.
Erayo la-mid ah
jiid1. Wax si xoog leh u soo dhufasho. 2. Dun aliindi oo la mida…jiid-kubbadeed(xis.) Qaybta dul ee kubbad oo ku soohdimaysan laba sallax o…jiidanWax la jiidey noqosho.jiidanWax la jiidey ahaansho.jiidashold jiidad.jiidda-dhexe(c.fal.) Loolalka dhexe, waa jiidda u dhaxaysa jiidda kulul …jiide1. Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan. 2…jiididld jiidis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
