Qaamuuska Asalka
jiid-kubbadeed
(-dyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(xis.) Qaybta dul ee kubbad oo ku soohdimaysan laba sallax oo barbarro ah. Joogga jiid waa fogaanta u dhexaysa sallaxyo. Sallaxyada barbarrada ah waxa ay kubbadda ka gooyaan laba goobo oo ah salalka jiidka. Jiidka hal sal waxa uu sammeysmaa marka mid ka mid ah sallaxyada barbarrada ah uu yahay taabtaha kubbadda.
Erayo la-mid ah
jiid1. Wax si xoog leh u soo dhufasho. 2. Dun aliindi oo la mida…jiidanWax la jiidey noqosho.jiidanWax la jiidey ahaansho.jiidashold jiidad.jiidda-dhexe(c.fal.) Loolalka dhexe, waa jiidda u dhaxaysa jiidda kulul …jiide1. Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan. 2…jiididld jiidis.jiidnaanld jiidnaansho.

