Qaamuuska Asalka
jiidda-dhexe
(-dyo ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.fal.) Loolalka dhexe, waa jiidda u dhaxaysa jiidda kulul iyo jiidda barafadeed; kubbad-badhka woqooyi waxay u dhaxaysa kulaalaha woqooyi iyo goobaha artig, kubbad-badhka koonfureedna waxay u dhaxaysaa kulaalaha koonfureed iyo goobaha antaqartic. jihooyinka, Qorraxdu waligeed ma duljoogsato, laakiin kaaheedu wuu ku kala gedisanyahay markaa waxa jirta xilliyo diirimaad iyo qabow ama xagaa iyo deyr.
Erayo la-mid ah
jiid1. Wax si xoog leh u soo dhufasho. 2. Dun aliindi oo la mida…jiid-kubbadeed(xis.) Qaybta dul ee kubbad oo ku soohdimaysan laba sallax o…jiidanWax la jiidey noqosho.jiidanWax la jiidey ahaansho.jiidashold jiidad.jiide1. Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan. 2…jiididld jiidis.jiidnaanld jiidnaansho.

