Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jeexdin

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Meel dillaacsan. 2. Meel godan oo dhulka ka hoosaysa. 3. Meeljibboo dillaacsan oo dhulka ku taal oo ay biyuhu maraan.

Erayo la-mid ah

jeex1. Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah. 2. ld jeexo. Biyo…jeexWax dillaacin.jeexanWax dillaacay noqosho.jeexanWax dillaacay ahaansho.jeexaneHarag ari oo loogu talaggalay in jil laga jeexo.jeexgogol/dh (-lo, m.l) Derin weyn oo la goglado.jeexnaanld jeexnaansho.jeexnaansho/dh ld jeexnaan.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms