Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jeexan

(-xmay, -xantay; -xmi)
Falmg1

Macnaha

Wax dillaacay noqosho.

Erayo la-mid ah

jeex1. Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah. 2. ld jeexo. Biyo…jeexWax dillaacin.jeexaneHarag ari oo loogu talaggalay in jil laga jeexo.jeexdin1. Meel dillaacsan. 2. Meel godan oo dhulka ka hoosaysa. 3. …jeexgogol/dh (-lo, m.l) Derin weyn oo la goglado.jeexnaanld jeexnaansho.jeexnaansho/dh ld jeexnaan.jeexoMeel godan oo biyo mareen ah. ld jeex¹ (2).
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms