Qaamuuska Asalka
jeex
(-xyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah. 2. ld jeexo. Biyo mareen dhuuban.
Erayo la-mid ah
jeexanWax dillaacay noqosho.jeexanWax dillaacay ahaansho.jeexaneHarag ari oo loogu talaggalay in jil laga jeexo.jeexdin1. Meel dillaacsan. 2. Meel godan oo dhulka ka hoosaysa. 3. …jeexgogol/dh (-lo, m.l) Derin weyn oo la goglado.jeexnaanld jeexnaansho.jeexnaansho/dh ld jeexnaan.jeexoMeel godan oo biyo mareen ah. ld jeex¹ (2).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
