Qaamuuska Asalka
jeelbax
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax jeelka bi'iya. 2. J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay. 3. ld jeelbixid.
Erayo la-mid ah
jeel1. Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama d…jeel1. U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn. 2. U j.: xoolo si aa…jeelagEryashada wax la eryado.jeelagCid eryasho.jeelagoCid eryasho.jeelbixi1. Jeel ka bi'in. 2. Xoolo dhanaan ku filan siin.jeelbixidld jeelbax¹ (3).jeelgooXiisag-goyn; jeelbixid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
