Qaamuuska Asalka
jeelag
MagacLafdheeri
Macnaha
Eryashada wax la eryado.
Erayo la-mid ah
jeel1. Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama d…jeel1. U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn. 2. U j.: xoolo si aa…jeelagoCid eryasho.jeelbax1. Wax jeelka bi'iya. 2. J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay…jeelbax1. Jeelgooyn; xiisadhicid. 2. Xoolo dha-naan ku filan helid.jeelbixi1. Jeel ka bi'in. 2. Xoolo dhanaan ku filan siin.jeelbixidld jeelbax¹ (3).jeelgooXiisag-goyn; jeelbixid.

