Qaamuuska Asalka
jeel
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama dhadhankooda, iwm, u bogidda, jamaadda iyo macaanka laga helo. 2. Dareen rabitaan oo ku abuurma xoolaha marka ay waayaan dhanaan. 3. (-lal, m.dh) Meesha dadka dembiga gala lagu xiro; xabsi.
Erayo la-mid ah
jeelagEryashada wax la eryado.jeelagCid eryasho.jeelagoCid eryasho.jeelbax1. Wax jeelka bi'iya. 2. J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay…jeelbax1. Jeelgooyn; xiisadhicid. 2. Xoolo dha-naan ku filan helid.jeelbixi1. Jeel ka bi'in. 2. Xoolo dhanaan ku filan siin.jeelbixidld jeelbax¹ (3).jeelgooXiisag-goyn; jeelbixid.

