Erayo la-mid ah
jeebMeel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan.jeeb1. Wax si tartiib ah u goyn. 2. Ka j.: wax, wax kale iyadoo …jeeb-isgudub(xis.) Marka shaxan adke ah loo jaro sallax ahaan ama shaxan…jeeban1. Wax qiyaas lagu gooyey ahaansho. 2. Ku j.: wax, wax kale …jeebis-dherer(baay.) Nooc ka mid ah sida ay u habaysanyihiin qaybaha iyo …jeeble1. Ganacsade yar oo badeecada la wareega. 2. Qof sigaarka ku…jeebnaanld jeebnaansho.jeebnaansho/dh ld jeebnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
