Qaamuuska Asalka
jeebis-dherer
(-ryo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Nooc ka mid ah sida ay u habaysanyihiin qaybaha iyo organnada xayawaanku kaas oo jidhka loo qaybin karo laba badh oo ah hummaagyo muraayadeed oo mid waliba sallax goonniya saaranyahay. Xayawaan-nada jeebis dherer waxay leeyihiin hab dhaqdhaqaaq oo u goonniya, kaas oo had iyo jeer hal dhinac jidhka u hoggaamiya.
Erayo la-mid ah
jeebMeel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan.jeeb1. Wax si tartiib ah u goyn. 2. Ka j.: wax, wax kale iyadoo …jeeb-isgudub(xis.) Marka shaxan adke ah loo jaro sallax ahaan ama shaxan…jeeban1. Wax qiyaas lagu gooyey ahaansho. 2. Ku j.: wax, wax kale …jeeble1. Ganacsade yar oo badeecada la wareega. 2. Qof sigaarka ku…jeebnaanld jeebnaansho.jeebnaansho/dh ld jeebnaan.

