Qaamuuska Asalka
jeeble
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Ganacsade yar oo badeecada la wareega. 2. Qof sigaarka ku gada bannaanka.
Erayo la-mid ah
jeeb1. Wax si tartiib ah u goyn. 2. Ka j.: wax, wax kale iyadoo …jeebMeel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan.jeeb-isgudub(xis.) Marka shaxan adke ah loo jaro sallax ahaan ama shaxan…jeeban1. Wax qiyaas lagu gooyey ahaansho. 2. Ku j.: wax, wax kale …jeebis-dherer(baay.) Nooc ka mid ah sida ay u habaysanyihiin qaybaha iyo …jeebnaanld jeebnaansho.jeebnaansho/dh ld jeebnaan.

