Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaqaqari

(bot.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhir roob iyo xareed badan heshay oo laamo curdun ah iyo caleen hamash ah leh.

Erayo la-mid ah

jaqaaf1. Kab duug ah. 2. Haashka sigaarka.jaqaafiSi debec iyo jiljileec ku jiro u dhaqaaqid.jaqaafinld jaqaafis.jaqaf1. Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu…jaqalDaanka dadka xaggiisa hoose. ld jiqil.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms