Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaqaafi

(-iyay, -isay)
Falmg2

Macnaha

Si debec iyo jiljileec ku jiro u dhaqaaqid.

Erayo la-mid ah

jaqaaf1. Kab duug ah. 2. Haashka sigaarka.jaqaafinld jaqaafis.jaqaf1. Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu…jaqalDaanka dadka xaggiisa hoose. ld jiqil.jaqaqariDhir roob iyo xareed badan heshay oo laamo curdun ah iyo cal…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms