Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaqaf

(-fyo, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu qaado. 2. Qalab duug ah.

Erayo la-mid ah

jaqaaf1. Kab duug ah. 2. Haashka sigaarka.jaqaafiSi debec iyo jiljileec ku jiro u dhaqaaqid.jaqaafinld jaqaafis.jaqalDaanka dadka xaggiisa hoose. ld jiqil.jaqaqariDhir roob iyo xareed badan heshay oo laamo curdun ah iyo cal…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms