Qaamuuska Asalka
jalabbute
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo. 3. Ciyaar socod iyo boodbood leh.
Erayo la-mid ah
jala'Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan…jalaabuudMagacyada derejooyinka daraawiishitii Sayid Max'd Cabdulle X…jalaal1. Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay. 2. Kitaab Quraan …jalaalCid dembi gashay ganaaxid.jalaalaqDhaca labaad ee meel hore loo dhacay lagu sameeyo.jalaalaqeeMeel hore loo dhacay mar labaad dhicid.jalaalaqoHantida laga helo meel hore loo dhacay.jalaatoWaxyaabo macmacaan oo laysku daray oo inta la qaboojiyo mark…

