Qaamuuska Asalka
jalaalaqee
(-qeeyay, -qaysay)Falg2
Macnaha
Meel hore loo dhacay mar labaad dhicid.
Erayo la-mid ah
jala'Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan…jalaabuudMagacyada derejooyinka daraawiishitii Sayid Max'd Cabdulle X…jalaal1. Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay. 2. Kitaab Quraan …jalaalCid dembi gashay ganaaxid.jalaalaqDhaca labaad ee meel hore loo dhacay lagu sameeyo.jalaalaqoHantida laga helo meel hore loo dhacay.jalaatoWaxyaabo macmacaan oo laysku daray oo inta la qaboojiyo mark…jalabbute1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxa…

