Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jalaal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay. 2. Kitaab Quraan ah sharrax leh.

Erayo la-mid ah

jala'Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan…jalaabuudMagacyada derejooyinka daraawiishitii Sayid Max'd Cabdulle X…jalaalaqDhaca labaad ee meel hore loo dhacay lagu sameeyo.jalaalaqeeMeel hore loo dhacay mar labaad dhicid.jalaalaqoHantida laga helo meel hore loo dhacay.jalaatoWaxyaabo macmacaan oo laysku daray oo inta la qaboojiyo mark…jalabbute1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxa…jalabbuteeJalaabu-te samayn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms