Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaf

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Garaac; tumid. 2. Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco). 3. Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.

Erayo la-mid ah

jafaal1. Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo. 2. Nin lixaad w…jafaaliWax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.jafaalinld jafaalis.jafaanQalab bir ah ama wax kale, oo geedaha xijiga oo irmaan lagu …jafalIniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.jafaliilJ. ah: wax aan qaab wannaagsan lahayn; foolxun.jafaliileShayddaan; indhaxamil.jafanLa jafay.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms