Qaamuuska Asalka
jafaali
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.
Erayo la-mid ah
jafaal1. Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo. 2. Nin lixaad w…jafaalinld jafaalis.jafaanQalab bir ah ama wax kale, oo geedaha xijiga oo irmaan lagu …jafalIniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.jafaliilJ. ah: wax aan qaab wannaagsan lahayn; foolxun.jafaliileShayddaan; indhaxamil.jafanLa jafay.

