Qaamuuska Asalka
jafal
MagacLafdheeri
Macnaha
Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.
Erayo la-mid ah
jafaal1. Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo. 2. Nin lixaad w…jafaaliWax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.jafaalinld jafaalis.jafaanQalab bir ah ama wax kale, oo geedaha xijiga oo irmaan lagu …jafaliilJ. ah: wax aan qaab wannaagsan lahayn; foolxun.jafaliileShayddaan; indhaxamil.jafanLa jafay.

