Qaamuuska Asalka
istaaqfurulle
MagacLafdheeri
Macnaha
Duco Ilaah lagu wayddiisto dembi dhaaf. ld istaaqfurullahi.
Erayo la-mid ah
istaadiyoFagaaro loo habeeyey in lagu qabto tartamada ciyaaraha.istaafilokookaas(baay.) Qayb ka tirsan kooxda baktiriyada ee garaambositiifk…istaagTaagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. ld istaagid.istaag1. Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn. 2. Socod ka joojin ah…istaaganWax ligan ahaansho.istaagidld istaag¹.istaagnaanld istaag- naansho.istaahil1. Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey. 2. ld istaahil…

