Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

istaadiyo

(-yayaal, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Fagaaro loo habeeyey in lagu qabto tartamada ciyaaraha.

Erayo la-mid ah

istaafilokookaas(baay.) Qayb ka tirsan kooxda baktiriyada ee garaambositiifk…istaagTaagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. ld istaagid.istaag1. Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn. 2. Socod ka joojin ah…istaaganWax ligan ahaansho.istaagidld istaag¹.istaagnaanld istaag- naansho.istaahil1. Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey. 2. ld istaahil…istaahilQof wanaag ama xumaan geystey fal u qalma ku abaal marin.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms