Qaamuuska Asalka
iskuroor-dhuun-neefeed
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Iskuroorka muruqyada dhuumaha neefta ee xiiqda (neefta) iyo dhuun neef holaca (bronkiitada).
Erayo la-mid ah
isku-aadIsku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld…isku-aadLaba walxood iwm isku abbaarmid.isku-aaddanWax la isku aaddiyay ahaansho.isku-aaddanaanld isku-aaddanaansho.isku-aaddanaansho/dh ld isku-aaddanaan.isku-aaddiLaba walxood ama ka badan isku abbaarid.isku-cadaadisXariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha …isku-dubbaridAgaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.

