Qaamuuska Asalka
isku-cadaadis
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Xariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha ama meelaha cadaadiskooda gibileed uu isku mid yahay.
Erayo la-mid ah
isku-aadIsku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld…isku-aadLaba walxood iwm isku abbaarmid.isku-aaddanWax la isku aaddiyay ahaansho.isku-aaddanaanld isku-aaddanaansho.isku-aaddanaansho/dh ld isku-aaddanaan.isku-aaddiLaba walxood ama ka badan isku abbaarid.isku-dubbaridAgaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.isku-dubbaridCid hawl si wanaagsan u agaasimid.

