Qaamuuska Asalka
isku-aaddi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Laba walxood ama ka badan isku abbaarid.
Erayo la-mid ah
isku-aadIsku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld…isku-aadLaba walxood iwm isku abbaarmid.isku-aaddanWax la isku aaddiyay ahaansho.isku-aaddanaanld isku-aaddanaansho.isku-aaddanaansho/dh ld isku-aaddanaan.isku-cadaadisXariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha …isku-dubbaridAgaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.isku-dubbaridCid hawl si wanaagsan u agaasimid.

