Qaamuuska Asalka
iskudhis-giraansan
(-syo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Molikuyuul atammadiisu yihiin qool xiran, sida bensiin ama saykaloohegsayn. Marka laba giraamood u xiriirsamaan hab ay wadaagaan laba atam, waxa ay noqdaan giraan dhalaashan. Naaftaliin waxa ay tusaale u tahay iskudhis giraan dhalaashan.
Erayo la-mid ah
isku-aadIsku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld…isku-aadLaba walxood iwm isku abbaarmid.isku-aaddanWax la isku aaddiyay ahaansho.isku-aaddanaanld isku-aaddanaansho.isku-aaddanaansho/dh ld isku-aaddanaan.isku-aaddiLaba walxood ama ka badan isku abbaarid.isku-cadaadisXariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha …isku-dubbaridAgaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.

