Qaamuuska Asalka
isku-heerkul
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (fiis.) Xariiq ku muujisan khariidad; ama kaarto, iskuna xirta baraha ama meelaha heerkulkoodu isle'egyahay. 2. (fiis.) Xood ku muujisan garaaf oo u taagan qiyaaso laga cabbir qaatay heerkul madoorsoome ah (sida, xiriirka ka dhexeeya cadaadiska iyo mugga neef, marka heerkulku yahay madoorsoome).
Erayo la-mid ah
isku-aadIsku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld…isku-aadLaba walxood iwm isku abbaarmid.isku-aaddanWax la isku aaddiyay ahaansho.isku-aaddanaanld isku-aaddanaansho.isku-aaddanaansho/dh ld isku-aaddanaan.isku-aaddiLaba walxood ama ka badan isku abbaarid.isku-cadaadisXariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha …isku-dubbaridAgaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.

