Qaamuuska Asalka
isku-go'
(-'ay, -'day)Falmg1
Macnaha
(muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
Erayo la-mid ah
isku-aadIsku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld…isku-aadLaba walxood iwm isku abbaarmid.isku-aaddanWax la isku aaddiyay ahaansho.isku-aaddanaanld isku-aaddanaansho.isku-aaddanaansho/dh ld isku-aaddanaan.isku-aaddiLaba walxood ama ka badan isku abbaarid.isku-cadaadisXariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha …isku-dubbaridAgaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.

