Qaamuuska Asalka
iskadhal
MagacLafdheerikh
Macnaha
1. I. ah: qof labadiisa waalid aysan isku jiinsiyad ahayn. 2. I. ah: qof labadiisa waalid ay isku qoys yihiin.
Erayo la-mid ah
iska-celin-dembiileMarka qof la qabto oo ahaa burcad ama shufto oo loo celiyo dā¦iskaambe1. (c.nafl.) Xayawaan badeed midabkiisa caddaan iyo casaan iā¦iskaashatoDad ururay oo xoog iyo hantiba wadaaga.iskafaaleQalab leh qaanado furan oo saf ahaan isu dul saaran oo alaabā¦iskagamid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakiiā¦iskahorimaadLaba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.iskahorimaad1. Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dā¦iskayl-heerkul(fiis.) Susunka qiimayaasha ee u taagan heerkul. Susunka nooā¦

