Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

iskaambe

MagacLafdheeri

Macnaha

1. (c.nafl.) Xayawaan badeed midabkiisa caddaan iyo casaan isugu jira yahay oo dusha qolof ku leh jirkiisuna xubno-xubno u qeybsanyahay. 2. (c.nafl.)Nafley badda ku jirta oo jaadad badan ah oo hilibkooda aad loo jeecelyahay; kaambe.

Erayo la-mid ah

iska-celin-dembiileMarka qof la qabto oo ahaa burcad ama shufto oo loo celiyo d…iskaashatoDad ururay oo xoog iyo hantiba wadaaga.iskadhal1. I. ah: qof labadiisa waalid aysan isku jiinsiyad ahayn. 2…iskafaaleQalab leh qaanado furan oo saf ahaan isu dul saaran oo alaab…iskagamid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakii…iskahorimaadLaba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.iskahorimaad1. Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka d…iskayl-heerkul(fiis.) Susunka qiimayaasha ee u taagan heerkul. Susunka noo…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms