Qaamuuska Asalka
iskaashato
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dad ururay oo xoog iyo hantiba wadaaga.
Erayo la-mid ah
iska-celin-dembiileMarka qof la qabto oo ahaa burcad ama shufto oo loo celiyo d…iskaambe1. (c.nafl.) Xayawaan badeed midabkiisa caddaan iyo casaan i…iskadhal1. I. ah: qof labadiisa waalid aysan isku jiinsiyad ahayn. 2…iskafaaleQalab leh qaanado furan oo saf ahaan isu dul saaran oo alaab…iskagamid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakii…iskahorimaadLaba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.iskahorimaad1. Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka d…iskayl-heerkul(fiis.) Susunka qiimayaasha ee u taagan heerkul. Susunka noo…

