Erayo la-mid ah
ishaafaladWaxa la falayo ama la qabo kolka lagu xiro hadba saha joogaa…ishaafalatee/mg2 (-teeyay, -taysay) Wax dan laga leeyahay iska hubin.ishaafalatoHubinta la hubiyo wax dan laga leeyahay.ishaar1. Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo. 2. Wax saadaalin…ishaaroSaadaalinta wax aan weli dhicin la saadaaliyo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
